Hadhwanaag

Welcome to Hadhwanaag

Home

Samsam Cabdi Aadan

Dahabshiil CEO Abdirashi

page195

page194

page193

page192

page191

page190

page189

Ahmed Osman Guelleh JSK

Samsam Cabdi Aadan tuug

samsam abdi adan 6

page185

page184

page183

page182

page181

page180

page179

page178

page177

page176

page175

page174

page173

page172

page171

page170

page169

page168

page167

page166

page165

page164

page163

page162

page161

page160

page159

page158

page157

page156

page155

page154

page153

page152

page151

page150

page149

page148

page147

page146

page145

page144

page143

page142

page141

page140

page139

page138

page137

page136

page135

page134

page133

page132

page131

page130

page129

page128

page127

page126

page125

page124

page123

page122

page121

page119

page120

page118

page117

page116

page115

page114

page113

page112

page111

page110

page109

page108

page107

page106

page105

page104

page103

page102

page101

page100

page99

page98

page97

page96

page95

page94

Wadani

page93

page92

page91

Jamaal Toronto

page90

page89

page88

page87

page86

page85

page84

page83

page82

page81

page80

page79

page78

page77

page76

page75

page73

page72

page74

page71

Cikuse

page70

page69

page68

page67

page66

page65

page64

Sakinah

page63

page61

page62

page60

page59

page58

page57

page56

page55

page54

page51

page53

silanyo dhagax dhig

silanyo borema

page43

page49

Barcelona

india

war2

warancade

Indhoole

Cabdilahi mahamed Ali

AMINA WARIS LONDON

siilaanyo2aad

bacado

tvga qaranka2

SACIIC ALI MUUSE

sln

New Hargeisa Hospital

Amiin Artis 2 Pictures

page44

Yaman

page50

Ciyaar2

Van Doorn

samaale2

Gabar Yar Aids

Kulmiye

page47

page40

page14

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

page2

page4

UCIDsafar2

Suxufi Solja

Faaliyaha Qaranka2aad

Faysal Khudbad

Wasiirka Arimaha dibadda

page48

Ahmednassir Jibril Farah

bUUG

SIILAANYO

Wasiirka somaliland

Wasiir Warancade

Fanaanada Hodan C/Raxman

AMINA WARIS

page45

Cabdiqadir Juba

Ugaas Xawareeye2

Sakinah Community Center

Nicholas Kay

ProfAhmed Ismacil Samatar

page46

Profoser Ahmed Ismael Tor

Husein ADucale Austria

Wasiirka Biyaha S/land

Wasiirka Dibadda shir

Mahamed Hashi

Zimbabwe

King Khalid

Ethiopian air

booyadaha hargeysa

Jewish Ethiopian

Nimco Degan

geela

Adna Australia

coomeey

JAMAC QALIB

Universal Kulmiye

BOOBE

Maandeeq TV

Wadani Toronto

MilgoTv

Ucid ads Toronto

page52

AmiinArtis

UcidToronto

sweden

Mo Farah

Audio

 
Jewish-ka Ethiopia Ee Lagu Degaamaynayo Israel Iyo Taariikhdii Ay Ethiopia Yimaadeen


Duulimaadkii Ugu Dambeeyey Ee Barnaamijka Ethiopia Laga Daabulayo dadka Jewish-ka Si Loogu degaameeyo Israel, ayaa Arbacadii La Soo Dhaafay laba Diyaaradood (Two Jetliners) ay 450 Ethiopian Jews ah u qaaday Israel. Waxay ahaayeen dadkii ugu dambeeyey ee ku socdaal barnaamij rasmiya oo la isku duba riday oo lagu gaynayo Israel dhamaan dadka Jewish-ka ah ee ku hadhsanaa Ethiopia, kuwaas oo ahaa Muwaadidiin. Garoonka diyaaradaha ee Tel Aviv ayaa waxa soo caga dhigatay diyaarad qof kastaa oo arkayey uu ku farxay. Dadka la socday Diyaaradaasi oo qaraabadoodu hore uga yimaadeen Ethiopia ayaa laab furan ku soo dhaweeyey markii diyaarada albaabada loo furay. Achenef Chekole ayaa socdaalkiisa lagu degaamaynayo Israel ee uu kaga yimid Ethiopia ku wehelinayey Xaaskiisa, Laba hablood iyo laba Wiil oo uu dhalay. Qoyskiisa iyo Saaxiibadii oo iyagu kaga soo horeeyey Israel ayaa qaabilay iyagoo ku faraxsan imaanshiiyahooda halkii ay Asal ahaan ka soo jeedeen.


Israel ayaa si buuxda waxay u hawlgalisay Qaybta dawlada u qaabilsan Soo Xerogalinta iyo degaamaynta Jewishka ku firiqsan Aduunka. Waa Wasiir Sofa Landver, Oo soo dhaweynaya dadka Jewish-ka ah ee Imanaya Israel ayaa yidhi. “Kadib Kumanaan Sano oo aad Ku Ducaysanayseen, isla markaana aad rajaynayseen, Waxaad joogtaan halkan oo Dalkiinii iyo Gurigiinii ah”.  Ayuu Wasiir Landver u sheegay dadka Jewish-ka ah ee Israel lagu degaamaynayo. Natan Sharansky, Madaxa Hay’adda The Jewish iyo Sofa Landver, Wasiirka Deegaamaynta, ayaa u amba baxay Israel isaga oo wada Kooxdii ugu dambaysay ee dadka Ethiopian Jews-ka ah ee loo ogolaaday in lagu degaameeyo Israel. Dadkan asalkoodu uu ahaa Jewish ee Ethiopianka ah ayaa ah dad muuqaalkoodu Madow yahay.

Waxaana la sheegaa inay ka soo jeedaan oo ay yihiin Caruurtii Boqor Solomon-kii Jewish-ka iyo Boqoradii Ethiopianka ahayd ee Sheba, ka hor Kumanaan Sano Ciise Hortii. Odhaah Kale ayaa dadkan ku tirisa:- Inay ahaayeen Dadkii ka soo qaxay Jerusalem intii lagu guda jiray dagaalkii Rome 500 B.C. Si kastaba oo taariikhdoodu ahaatoba, Shula Mola waxay ku kortay magaalo yar oo Ethioopia ku taala waxaanay maqashay sheekada Jerusalem. “Maaha Sheekada dhabta ah ee Jerusalem. Waa Sheeko Xariiro lagu mala awaalay Jerusalem” ayay tidhi Mola. “Jerusalem waa goob cibaado. Waa Meeshii uu ku noolaa Ciise. Runtii Inaan Indhahayga ku soo arko waa mid I xiiso galinaysa aniga”. Socdaalkeedi ay ku tagtay Jerusalem waxa uu ka bilaabmay lugta iyadoo ka gudubtay lama degaanka Ethiopia iyo Sudan, iyadoo ay weheliyaan dad kale oo Ethiopian Jews ah. Da’deedu waa 12 jir, waxay ka badbaaday Tuug, Gaajo iyo miles ay Bilaa kabo ku socotay. Shula waxa ay ka duushay Sudan iyadoo u duushay Israel sanadkii 1984. kadib iyadoo cabiraysa guushii socdaalkaasi dheeraa, waxay ay tagtay Israel iyadoo aan cid Israa’iiliyiin ahi aanay ka war hayn.

“Wax soo dhaweyn ah namay siin, Wax Dhunkasho iyo Qaabilaad ah maanaan helin, waxaan u jeedaa waxay ahayd is afgarad wanaagsan. Hada waxa aanu nahay halkan” Waxa jiray Duulimaadyo Qarsoon oo boqolaal Ethiopian Jews ah lagaga qaaday Sudan lana geeyey Israel sanadadaasi balse waa markii u horaysay ee Hawlgal deegaamayn ah oo intaa leegi uu dhaco. Waxaana Maraykanku uu caawinayey hawlahaa Sudan lagaga daabulayey dadkaasi.
 
Hadhwanaag.
Tel Aviv, Israel.