HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 

Ogaysiis ogaysiis waxa la ogaysiinaya dhamaan umada somaliyeed ku Dhaqan wadanka Sweden gaar ahaan magalada Malmö iyo nawaxigeeda in riwayad lagu qabanayo 30 dec riwayadaas oo ah tii abid ugu wayneed oo magaceda la yidhaahdo (casrigana ogoow dhaqankana cise) waxa dhigaya riwayada kooxdi hilaac Malmö Waxana alifay riwayada waa abwaanki waynaa ee Ilahay ku manaystay Suugaanta (Cabdi Jamac Cawad) waxa kale oo habeeenka isaguna wacdaro ka dhigi doona fanaanki wayna ee Caanka ah Cabdi Qaboojiye.

 

Hadaba Goobta ay ka dhacayso waa halkee? Waa Västanforsgatan 21 b. Post 21450 Malmö ha mooganina balanteeenu waa 30 december wixi faahfaahmin ah telefonadan nagala so xidhiidha. 0760087284: Ahmedshukri. 0763402119 cabdiqaadir. Abwaan Cabdi Jamac Cawad 0760736542