HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 
Daawo oo dalbo DVD-yadii ay Hadhwanaagnews ka duubtay Xafladii Gooni isku taga Somaliland ee Toronto 2008 ayay soo saartay Maanta.
hadhwanaag 2008-07-23 (Hadhwanaagnews) Waxaa dadweynaha sharafta leh ogeysiinaynaa in ay Hadhwanaagnews ay soo saartay Cajaladahii “DVD’S” ay ka duubtay xafladii Gooni isku taaga J.Somaliland ee lagu qabtay Magaalada Toronto, Canada. Sanadkan 2008.

Waa Cajalad loosoo qaabeeyay hab casri ah waxaadna ka heli kartaan dukaamada lagu iibiyo Cajaladaha oo dhan hadii kale lasoo xidhiidh Tifatiraha Guud ee Hadhwanaagnews Mr.Ahmednassir Jibril F. Telefonka aad soo wacaysid waa  1416-837-2408 ama Emailkan editor@hadhwnaagnews.com


Qiimaha DVD-ga waa $15.00 US iyo soodirida xaga Post waa $5:00 US Dollars soo dirida iyo cajalada marka la'isku wada daro waa $20:00 US Dollars only meel walba aad aduunka aad ka joogtid waxaa laguugu keenayaa gurigaaga adiga oo jooga.

Fanaaniinta cajalada ku jira waa fanaanka weyn ee caanka ah C/Qaadir Juba iyo fanaanka kale ee caanka ah C/Jibaar Al-Khaliiji waxaa kale oo iyaduna ku jirta Fananada kale Waa Shamis Qardajeex iyo fanaaniin kale oo badan.

Lasoo xidhiidh si aad u heshid cajalada 1416-837-2408

Ama hadii kale soo buuxi Box-gan hoose oo kusoo Qor Magacaaga, Adreskaaga, Emailkaaga iyo Telefon lagaa soo xidhiidho, marka aad Buuxunaysid Box-gan waa marka aad Xawaalada Lacagta aad soo dhigto wixii kale ee Su'aalo ah aad heysid lasoo xidhiidh Telefonkayaga ee ku qoran xaga sare. 


Imika iyo haatan xayaysiiskan yar daawo oo dalbo DVD-yada inta aan laga dhamaysan.

First Name
Middle Name
Last Name
Address Line 1
City
State
Zip Code
Country
Daytime Phone() -
E-mail Address
Comments
Hadhwanaagnews Media
Home