Xafiis Cusub oo ay Xisbiga UCID ka furatay Magalada Toronto
Image:
Xisbiga ucid oo magalada Toronto xafiis cusub ka furtay kaso logu talo galay in uu xidhiidhiyo laamaha north America iyo xarunta dhexe xisbiga ee magalada hargeisa xafiiskas oo furnan doona todobada cishaba.