HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 
Dukaanaka Ugu Quruxda Badan Canada oo dhawaan laga Furay Toronto iyo Mulkiilayaasha Dukaanka Saynab Ibrahim iyo Hodan Dirieh (Famme Actuelle Inc)

Hadhwanaagnews-(Toronto)-Waxaa Magaalada Toronto laga Furay Dukaan Caalami ah  oo lagu iibiyo dharka, Kabaha, Shandadaha, Cadarada iyo Daruucda noocii ugu danbeeyay.

 

Mulkiilayaasha Dukaankan oo kala ah Saynab Ibrahim iyo Hodan Dirieh ayaa waxaa ay jaaliyada Afka Somaliga ku hadla usoo bandhigeen Dhar tayadoodu aad u sareyso oo laga-kala keenay France, Italy iyo dalal badan .


Dukaankan ayaa ah kii ugu Horeeyay oo mid noocan oo kala ah laga furo Dalka Canada sababtoo ah waxaad ka dareemaysaa isla marka aad gashid Dharka Quruxdooda iyo sida Dukaanka loo qaabeeyay amaba loo sharxay oo horey looga baran Dukaamada Soomaalida, Dukaankan ayaa Magaciisa layidhaahdaa Femme Actuelle Inc.


Mulkiilayaasha Dukaanka oo kala ah Saynab Ibrahim iyo Hodan Dirieh
Mulkiilayaasha Dukaanka oo kala ah Saynab Ibrahim iyo Hodan Dirieh

Hadii aanu soo qaadanao Daruucda Noocyada ay-hayaan waxaa kamid ah:-

A: Kanebo, Bax meney , Half Bax

B: 100% Pure Silk + French Designer Jean-Paul, Gauthier

C: Our own Design


Mulkiilaha Dukaankan Casriga ah Hodan Dirieh
Mulkiilaha Dukaankan Casriga ah Hodan Dirieh
Mulkiilaha Dukaankan Saynab Ibrahim
Mulkiilaha Dukaankan Saynab Ibrahim

Waxay kaloo hayaan  Parfumada Noocii ugu danbeeyay oo ah Franch Parfums.

Shandadaha iyo kabaha ayaa iyaguna ah kuwa Italian Design ah iyo noocii ugu danbeyay.


Waxay idiin leeyihiin Saynab iyo Hodan Kaalaya soo Booqda idinka ayaa ka heli doona’e Dukaanka alaabta casriga ah ee taala.


Waxaad kala soo xidhiidhi kartaa Telefonka (416) 707-8254 Ama (647) 880-5669

 

Dukaanku waxa uu kuyaalaa

 

Afro/Canadian Bazaar

86 Colville Rd. Unit # 102/ 103

Toronto, Canada

E-mail.   senabi@rogers.com

E-mail.    hdirieh@mail.com

 

Hadhwanaagnews

Toronto, Canada.



Home