Hadhwanaag

Welcome to Hadhwanaag

Home

Samsam Cabdi Aadan

Dahabshiil CEO Abdirashi

page195

page194

page193

page192

page191

page190

page189

Ahmed Osman Guelleh JSK

Samsam Cabdi Aadan tuug

samsam abdi adan 6

page185

page184

page183

page182

page181

page180

page179

page178

page177

page176

page175

page174

page173

page172

page171

page170

page169

page168

page167

page166

page165

page164

page163

page162

page161

page160

page159

page158

page157

page156

page155

page154

page153

page152

page151

page150

page149

page148

page147

page146

page145

page144

page143

page142

page141

page140

page139

page138

page137

page136

page135

page134

page133

page132

page131

page130

page129

page128

page127

page126

page125

page124

page123

page122

page121

page119

page120

page118

page117

page116

page115

page114

page113

page112

page111

page110

page109

page108

page107

page106

page105

page104

page103

page102

page101

page100

page99

page98

page97

page96

page95

page94

Wadani

page93

page92

page91

Jamaal Toronto

page90

page89

page88

page87

page86

page85

page84

page83

page82

page81

page80

page79

page78

page77

page76

page75

page73

page72

page74

page71

Cikuse

page70

page69

page68

page67

page66

page65

page64

Sakinah

page63

page61

page62

page60

page59

page58

page57

page56

page55

page54

page51

page53

silanyo dhagax dhig

silanyo borema

page43

page49

Barcelona

india

war2

warancade

Indhoole

Cabdilahi mahamed Ali

AMINA WARIS LONDON

siilaanyo2aad

bacado

tvga qaranka2

SACIIC ALI MUUSE

sln

New Hargeisa Hospital

Amiin Artis 2 Pictures

page44

Yaman

page50

Ciyaar2

Van Doorn

samaale2

Gabar Yar Aids

Kulmiye

page47

page40

page14

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

page2

page4

UCIDsafar2

Suxufi Solja

Faaliyaha Qaranka2aad

Faysal Khudbad

Wasiirka Arimaha dibadda

page48

Ahmednassir Jibril Farah

bUUG

SIILAANYO

Wasiirka somaliland

Wasiir Warancade

Fanaanada Hodan C/Raxman

AMINA WARIS

page45

Cabdiqadir Juba

Ugaas Xawareeye2

Sakinah Community Center

Nicholas Kay

ProfAhmed Ismacil Samatar

page46

Profoser Ahmed Ismael Tor

Husein ADucale Austria

Wasiirka Biyaha S/land

Wasiirka Dibadda shir

Mahamed Hashi

Zimbabwe

King Khalid

Ethiopian air

booyadaha hargeysa

Jewish Ethiopian

Nimco Degan

geela

Adna Australia

coomeey

JAMAC QALIB

Universal Kulmiye

BOOBE

Maandeeq TV

Wadani Toronto

MilgoTv

Ucid ads Toronto

page52

AmiinArtis

UcidToronto

sweden

Mo Farah

Audio

 
Magaalada Berbera ee Caasimada Gobolka Saaxil ayaa mar keliya lagu dhex arkay bulshada dhexdeeda Wasiirada Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade, Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami iyo wasiirka Arrimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis.


Berbera (HWN) - Wasiirka Warfaafinta Dawlada Somalia Mustaf Dhuxuloow ayaa maalmihii ugu dambeeyay dhoola-tus ku samayanayay Magaaladda Muqdisho.

Wasiirka oo aanay la soconin ilaalada inta badan lagu yaqaano Masuuliyiinta Xukuumadda Somalia ayaa lagu arkaa meelaha ay dadku ku kulmaan sida Maqaaxiyaha, Xeebta Liido iyo meelo kale.



asiir Mustaf ayaa dhinaca kale raaca gaadiidka ay ka mid yihiin Tagaasida ka dhex shaqaysa Magaaladda Muqdisho, Bajaajta iyo waliba Baaskiilado.

Waxa kale oo uu goor dambe oo habeenkii ah gaadhigiisa gaarka ku dhex maraa jidadka Magaalada isaga oo sheegay in uu uga dan leeyahay sidii uu bulshada caalamka ugu sheegi lahaa in ay nabadi ka jirto Magaaladda Muqdisho.

“Waxa aan socdaalkan uga dan leenahay in aanu bulshado tusno in ay Magaaladda Muqdisho Nabadeedu tahay mid la isku halayn karo” ayuu yidhi.

Dhinaca Kale Dalka Somaliland oo 23-sano ka sii maqnayd midawgii ay la gashay 1960-kii dalkii la isku odhan jiray Somali ayaa masuuliyiinteedu ay yihiin kuwo bulshada dhex gala.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa bulshada mararka qaarkood lagu dhex arkaa in kasta oo aanay badnayn.

Muddo hada laga joogo laba laba todobaad ka hor ayaa Madaxweynaha Somaliland uu dadka ku dhaqan Magaaladda Hargeysa kala qayb galay tukashada salaada Jimcaha iyada oo uu markii dambena lug ku soo maray suuqa weyn ee caasimada.



Muddo hada laga joogo laba laba todobaad ka hor ayaa Madaxweynaha Somaliland uu dadka ku dhaqan Magaaladda Hargeysa kala qayb galay tukashada salaada Jimcaha iyada oo uu markii dambena lug ku soo maray suuqa weyn ee caasimada.

Maanta oo Jimce ahna madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa salaadii jimcaha dadka ku dhaqan Magaaladda Berbera kala qayb galay, halka uu madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) uu isna dadka ku dhaqan Xaafada Masalaha ee Magaalada Hargeysa kula tukaday Masjid cusub oo halkaasi laga bineeyay.

Magaalada Berbera ee Caasimada Gobolka Saaxil ayaa mar keliya lagu dhex arkay bulshada dhexdeeda Wasiirada Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade, Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami iyo wasiirka Arrimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis oo wakhti ku beegan casarkii reer berbera kula shaahaynaya Mid ka mid ah Maqaaxiyaha Magaaladaasi, kuwaas oo ka mid ah waftiga uu hor kacayo Madaxweynuhu ee ku sugan Berbera.


Kulanka dadka reer Berbera iyo wasiiraddan oo ka mid ah kuwa ugu miisaanka culus xukuumada wakhtigan ka talisa Somaliland ayaa waxa ay sare u qaadaysaa doorka kalsoonida ay bulshada ku dhex leeyihiin.

Geesta kale waxa ay sare u qaadaysaa heerka darajada ay Somaliland nabad-galayada ka jirtaa u tahay mid la isku halayn karo.

Si kastaba ha ahaatee bulshada in ay dib ugu soo laabtaan xubnaha xilalka u hayaa waxa ay sare u qaadaysaa in wax la is-weydaarsado oo ay bulshadu su’aalo ay la gaadhi waayeen Xukuumada si dhib yar ula gaadhaan.

Hadhwanaagnews/Office

Berbera/Somaliland