Deegaanada Sanaag Bari ay siweyn uga hinaaseen Safarka Madexweynuhu ku gaadhey halkaasi, waxaanay Puntland usoo dirtey Deegaanada ku dhow Sasnaag Bari
|
Garoowe(HWN)-Hogaamiyaha Maamul Goboleedka Puntland ee dhawaan la doortey Cabdi-Wali Maxamed Cali Gaas ayaa, qoraal uu dhawaan u gudbiyay
|
Dalalka Reer Galbeedka iyo Dowladaha sida gaarka ah ula Shaqeeya Soomaaliya iyo Somaliland ee Deeq Bixiyayaasha lagu Sheego nuxurka Qoraalkaas oo uu sigaar ah ugu suntey in Maamulka Somaliland ee Hogaaminta Xukuumada Madexweyne Siilaanyo Xidhiidh dhow la leedahay Kooxda Xagjirka ah ee Alshabaab.
|
|