Hadhwanaag

Welcome to Hadhwanaag

Home

Samsam Cabdi Aadan

Dahabshiil CEO Abdirashi

page195

page194

page193

page192

page191

page190

page189

Ahmed Osman Guelleh JSK

Samsam Cabdi Aadan tuug

samsam abdi adan 6

page185

page184

page183

page182

page181

page180

page179

page178

page177

page176

page175

page174

page173

page172

page171

page170

page169

page168

page167

page166

page165

page164

page163

page162

page161

page160

page159

page158

page157

page156

page155

page154

page153

page152

page151

page150

page149

page148

page147

page146

page145

page144

page143

page142

page141

page140

page139

page138

page137

page136

page135

page134

page133

page132

page131

page130

page129

page128

page127

page126

page125

page124

page123

page122

page121

page119

page120

page118

page117

page116

page115

page114

page113

page112

page111

page110

page109

page108

page107

page106

page105

page104

page103

page102

page101

page100

page99

page98

page97

page96

page95

page94

Wadani

page93

page92

page91

Jamaal Toronto

page90

page89

page88

page87

page86

page85

page84

page83

page82

page81

page80

page79

page78

page77

page76

page75

page73

page72

page74

page71

Cikuse

page70

page69

page68

page67

page66

page65

page64

Sakinah

page63

page61

page62

page60

page59

page58

page57

page56

page55

page54

page51

page53

silanyo dhagax dhig

silanyo borema

page43

page49

Barcelona

india

war2

warancade

Indhoole

Cabdilahi mahamed Ali

AMINA WARIS LONDON

siilaanyo2aad

bacado

tvga qaranka2

SACIIC ALI MUUSE

sln

New Hargeisa Hospital

Amiin Artis 2 Pictures

page44

Yaman

page50

Ciyaar2

Van Doorn

samaale2

Gabar Yar Aids

Kulmiye

page47

page40

page14

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

page2

page4

UCIDsafar2

Suxufi Solja

Faaliyaha Qaranka2aad

Faysal Khudbad

Wasiirka Arimaha dibadda

page48

Ahmednassir Jibril Farah

bUUG

SIILAANYO

Wasiirka somaliland

Wasiir Warancade

Fanaanada Hodan C/Raxman

AMINA WARIS

page45

Cabdiqadir Juba

Ugaas Xawareeye2

Sakinah Community Center

Nicholas Kay

ProfAhmed Ismacil Samatar

page46

Profoser Ahmed Ismael Tor

Husein ADucale Austria

Wasiirka Biyaha S/land

Wasiirka Dibadda shir

Mahamed Hashi

Zimbabwe

King Khalid

Ethiopian air

booyadaha hargeysa

Jewish Ethiopian

Nimco Degan

geela

Adna Australia

coomeey

JAMAC QALIB

Universal Kulmiye

BOOBE

Maandeeq TV

Wadani Toronto

MilgoTv

Ucid ads Toronto

page52

AmiinArtis

UcidToronto

sweden

Mo Farah

Audio

 
Cilmi-baadhis: Ragga Hadalka Badan iyo Ninka Aamusan Midkee Hanta Qalbiga Haweenka?


Muddo toban sanno ku dhawaad ah ayaa khubaro u dhalatay dalka Kanada oo baadhitaan ku hayey nooca ragga ee dumarku ka helaan, ayaa ogaaday in ragga hadalkoodu yar yahay ee kelmadaha gaagaaban adeegsada ay soo jiitaan, isla markaana hantaan qalbiga  haweenka, iyadoo dumarku aaminsan yihiin in hadal yaraantu tahay astaan muujinaysa ragganimada qofka ama ninka.

Haweenka oo celcelis ahaan hadalkoodu ku soo labanlaabmayo ragga, ayaa maskaxdoodu u samaysan tahay in hadalku si xawli ah u socdo, iyagoo khubaradu sheegay marka haweenaydu la kulanto nin hadal badan waxay aaminaan in aanay ragganimo weyn lahayn, mana daneeyaan, halka ragga hadalka yar ay dumarku aad ugu dhego nugladaan.


 
 

Cilmi-badhayaashan reer Kanada oo baadhitaan ku hayey sidoo kale codka ragga, kelmadaha ay isticmalaan iyo lahjahadooda, ayaa ogaaday in haweenku u joogsadaan ragga aadka u hadalka yar ee kelmadaha miisaanka badan isticmaala.

Ragga codka dheer iyo haweenka codkooda sida fiican loo maqlo ayaa noqday kuwa dunida ugu ugu soo jiidashada badan.

“Codku waa shay cajiib ah oo lagu kala duwan yahay, laguna karto shaqsiyadda qofka. Waxyaabo badan oo codka dadka laga dhex arko ayaa jira, taasoo ay ka mid yihiin qaabka qofka iyo ballaciisaba,” ayey tidhi Drs. Molly Babel oo ka tirsan Jaamacadda British Columbia ee dalka Kanada.

Drs. Babel waxay sheegtay in natiijada u soo baxday tahay in haweenku door bidaan ragga hadalkoodu kooban yahay amma aamusan, marka loo eego kuwa hadalka badan.

 

Ibraahim Khadar Siciid

Hadhwanaag

ibraahimkhs@hotmail.com